Hagaysa(wajaalenews)wasiirkii Hore ee wasaarada Hawlaha Guud iyo guriyaynta ayaa ka hadlay faa,iidada ay umada u leeyihiin adeegyada Zaad Iyo E-dahab oo ah labo adeeg oo ay fuliyaan shirkadaha isgaadhsiinta Somaliland balse xukuumadu u aanaysay in ay qayb ka yihiin sixir bararka baahsan ee dalka aafeeyay .