|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo:Badhasaabka Gobolka Gabiley oo Xadhiga Ka Jaray Jaamacada Timcade University oo Farac Cusub Ka Furatay Magaalo Ganacsiyeeda Tog-Wajaale.
February 4, 2017 - Written by Editor:Wajaale(Wajaalenews):-Jaamacada Tima-Cade University Ayaa Qayb Cusub Ka Furtay Magaalo ganacsiyeed Degmada Tog-wajaale, Waxaana Qaybtan Cusub Ee Jaamaca Oo lagu Baran Doono Culuunta kala Duwan ee Barashada Ganacsiga Caafimaadka ICT iyo Dhaqaalaha Loogu Talo galay Inay Wax Ka Bartaan Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada Ku Dhaqan Degmada Wajaale Oo inta Badan ah Dad Ganacsato Ah, Related posts:Madaxtooyada Oo Faahfaahisay Kulan Dhex Maray Labada Guddi Ee Guddida Taakulaynta Abaarta & Guddida ... War Deg Deg Ah:- Xukuumadda Somaliland Oo Sheegtay Inay La Wareegayso Libaaxyada Cali Waran Cade. "Adiguna Muuse Biixiyow Ma Madaafiic Ayaad Namarin Annaguna Maanu ku Soo Ducaynaa Oo Waliba Ducaanu ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|