|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo:Badhasaabka Gobolka Gabiley oo Xadhiga Ka Jaray Jaamacada Timcade University oo Farac Cusub Ka Furatay Magaalo Ganacsiyeeda Tog-Wajaale.
February 4, 2017 - Written by Editor:Wajaale(Wajaalenews):-Jaamacada Tima-Cade University Ayaa Qayb Cusub Ka Furtay Magaalo ganacsiyeed Degmada Tog-wajaale, Waxaana Qaybtan Cusub Ee Jaamaca Oo lagu Baran Doono Culuunta kala Duwan ee Barashada Ganacsiga Caafimaadka ICT iyo Dhaqaalaha Loogu Talo galay Inay Wax Ka Bartaan Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada Ku Dhaqan Degmada Wajaale Oo inta Badan ah Dad Ganacsato Ah, Related posts:Qareenka Dugsiyada Nuuradiin Oo Shaaciyay In Ay Racfaan ka Qaateen Xukunku Ay ku Riday Maxkamada Gob... Madaxwayne Ku xigeenkii Hore Ee Jsl Oo Wax laga Xumaado Ku Tilmaamay Madax Dhaqameedka ku Dhex Milma... WAR DEGDEG AH:- Muuqaal Laga Soo Duubay Kooxdii Weerartay Mall-kii Westgate Ee Kenya Daawo Siday Dad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|