DAAWO ; Wasiir Dawlaha Wasaarada Arrimaha Gudaha Oo Ka Hadlay Xadhiga Wariye Coldoon Sheegayna Arimaha loo Haysto Iyo Shirar Somaliland Lagu Waxyeelaynayay Oo Uu kaga Gaybgalay Muqdisho. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Wasiir Dawlaha Wasaarada Arrimaha Gudaha Oo Ka Hadlay Xadhiga Wariye Coldoon Sheegayna Arimaha loo Haysto Iyo Shirar Somaliland Lagu Waxyeelaynayay Oo Uu kaga Gaybgalay Muqdisho.
February 19, 2017 - Written by Editor:

DAAWO ; Wasiir Dawlaha Wasaarada  Arrimaha Gudaha Oo Ka Hadlay Xadhiga Wariye Coldoon  Sheegayna Arimaha loo Haysto Iyo Shirar Somaliland Lagu Waxyeelaynayay Oo Uu kaga Gaybgalay  Muqdisho.

“Ninkaa kaasi Anagu Wariye Uma Aqoonsanin  Marar Badan Wuxu ka Shaqaynay Arimo Samafal ah  Balse Hada Wuxuu ka Qaybgalay Shirar Soomaliland Lagu Duminayo Wuuna  Cadaystay Hawshii Uu Meeshaa Ka Hayay” Wasiirul Dawlaha Wasaarada Arimaha Gudaha.

COMMENTS
LINKS