Daawo War-Degdega:Maxkamada Caalamiga ah Ee Heeg Oo Ogolaatay Inay Qaado Kiiska Murankii Soohdinta Bada Ee Dalalka Kenya Iyo Soomaliya+Maxkamada Oo Soo Saartay War Ka Nixiyay Kenya | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo War-Degdega:Maxkamada Caalamiga ah Ee Heeg Oo Ogolaatay Inay Qaado Kiiska Murankii Soohdinta Bada Ee Dalalka Kenya Iyo Soomaliya+Maxkamada Oo Soo Saartay War Ka Nixiyay Kenya
February 2, 2017 - Written by Editor:

Hargaysa(wajaalenews)maxkamada caalamiga ah ee Heeg ayaa maanta ogolaatay in ay qaado kiiska muran badeedkii u dhexeeyay labada Dal ee Somaliya Iyo Kenya, qaraar ay maxkamadu soo saartay ayay ku sheegtay in la tixgalinayo codsiga soomaliya oo ah in kiiska heer caalami loo qaado halka dalka kenyana xagiisa codsaday in wadanada gobolku xaliyaan balse maxkamada ayaa qaadatay in looga garnaqo heer caalami ah taas oo hore ay u soo gudbisatay Somali.

Halkan Ka Daawo Warkaas

 

 

COMMENTS
LINKS