DAAWO :Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland oo si Adag Uga soo Horjeestay Saldhiga Milatari Ee Emaaratka Laga Siinayo Berbera Cadeeyayna khatar Uu u Horseedayo Jsl Iyo Dalka Etoobiya
February 14, 2017 - Written by Editor:
“ Baarlamaanku Waxaanay Garanayn Oo Aanay Aqoon U Lahayn Bay Iska Ansixinayaan” Suldaan Maxamed Cabdiqaadir