DAAWO; Somaliland Qaabkee Looga Faa’iidaysan karaa Biyaha roobka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Somaliland Qaabkee Looga Faa’iidaysan karaa Biyaha roobka
February 21, 2017 - Written by Editor:

Wasaaradda Kheyraadka Biyaha ee JSL iyo baanka horumarinta Afrika ayaa si wadajir ah u soo qabanqaabiyey kulan lagaga arrinsanayey qaabka ugu fudud ee looga faa’iidaysan karo biyaha roobka, kulankaas oo lagu qabtay Magaalada hargaysa.

COMMENTS
LINKS