Wasaaradda Kheyraadka Biyaha ee JSL iyo baanka horumarinta Afrika ayaa si wadajir ah u soo qabanqaabiyey kulan lagaga arrinsanayey qaabka ugu fudud ee looga faa’iidaysan karo biyaha roobka, kulankaas oo lagu qabtay Magaalada hargaysa.