Daawo Muuqaalada Shacabka Somaliland Oo La Filayo In ay Maalinta Bari ah Isku Soo Baxaan Mudoharaado Iyo Qaar Ka Mid Ah Hal Kudhigyo Fariimo Kala Duwan Xambaarsan . | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo Muuqaalada Shacabka Somaliland Oo La Filayo In ay Maalinta Bari ah Isku Soo Baxaan Mudoharaado Iyo Qaar Ka Mid Ah Hal Kudhigyo Fariimo Kala Duwan Xambaarsan .
February 11, 2017 - Written by Editor:

Daawo Muuqaalada Shacabka  Somaliland Oo La Filayo In ay Maalinta Bari ah Isku Soo Baxaan Mudoharaado Iyo Qaar Ka Mid Ah Hal Kudhigyo Fariimo Kala Duwan Xambaarsan

.Hargaysa(wajaalenews)Maalinta bari  ayaa la filayaa in magaalooyinka waawayn ee Somaliland ay ka dhacaan isku soo baxyo lagaga soo horjeedo Saldhiga military ee xukuumadu nidaam dheemaalaysan rabto in ay ku meel marsato iyada oo maalinka bari ah labada gole qaran uu iskugu yeedhay madaxwaynugu.01

 

Waxaa guud ahaan caasimada hargaysa laga dareemayaa baabulka isku soo baxyo balaadhan

Hadaba Shacabkan isku soo baxaya ayaa sita boodhadh kala duwan oo ay ku xardhan yihiin Hal ku dhagyo ka turjumaya sida ay uga soo horjeedaan in xukuumadu xaraashto Garoonka Diyaaradaha magaalada Berbera

02

Halkan Ka Daawo Qaar Ka Mid ah boodhadhka ay ku xardhan yihiin  Hal Kudhagyadaas Oo ay Heshay Shabakada Wararka ee Wajaalenews

mudoharaad 1

 

COMMENTS
LINKS