DAAWO ; Jaaliyada Reer Somaliland Ee Degan Dalalka Sweden Iyo france Oo Deeq Agabka Caafimaadka ah Soo Gaadhsiiyey Masuuliyiinta Gobolka Gabiley, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Jaaliyada Reer Somaliland Ee Degan Dalalka Sweden Iyo france Oo Deeq Agabka Caafimaadka ah Soo Gaadhsiiyey Masuuliyiinta Gobolka Gabiley,
February 26, 2017 - Written by Editor:

Gabiley (Wajaalenews)  Masuuliyiin uu hormood ka yahay Mayarka Degmada Gabiley Maxamed Aamiin Cumar Cabdi Ayaa Shalay Dekada Berbera Ee Xarunta Gobolka Saaxil oo ay soo gaadhay Koontiinaro Qalabka Caafimaad Oo Ay Soo Direen Jaaliyada Sweden iyo France. Qalabkaasi Caafimaad oo  W Loogu Talo Galay Cisbitaalada  Gabiley iyo Wajaale .

https://youtu.be/cXtOnP-xJ4c

COMMENTS
LINKS