DAAWO; Hogaamiye Cali Khaliif Oo Dabley Hubaysani Isku Dayday Inay Rasaas Ku Furto. Iyo Sidii Wax udhaceen | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Hogaamiye Cali Khaliif Oo Dabley Hubaysani Isku Dayday Inay Rasaas Ku Furto. Iyo Sidii Wax udhaceen
February 16, 2017 - Written by Editor:

LAASCANOOD (W,N) Hogaamyaha maamulka khaatumo prof cali khaliif galaydh ayaa manta k Degay Garoonka diyaaradaha  ee magaalada laascaanood halkaasi oo ay kusoo dhaweeyeen gudoomiyaha xisbiga ucid faysal cali waraabe iyo maamulka gobolka sool iyo shacbi ku dhaqan magaalada laascaanood.

cali khaliif 1 cali khaliif 2

COMMENTS
LINKS