DAAWO; Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Ee Solja Oo Si Adag Uga Hadlay Qoraa Maxamed Baashe Oo Ay Maxkamadu Sii Daysay Walina Xidhan Soona Bandhigay Cida Is Hortaagtay Amarkii Maxkamada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Ee Solja Oo Si Adag Uga Hadlay Qoraa Maxamed Baashe Oo Ay Maxkamadu Sii Daysay Walina Xidhan Soona Bandhigay Cida Is Hortaagtay Amarkii Maxkamada
February 25, 2017 - Written by Editor:

DAAWO; Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee Solja Maxamuud Cabdi Jaamac( XUUTO) Xubno kamida ururada bulshada ayaaSi Adag Uga Hadlay xadhig Qoraa Maxamed Baashe  Oo Ay Maxkamadu Sii Daysay  Walina Xidhan  Soona Bandhigay Cida Is Hortaagtay  Amarkii Maxkamada iyo eedo culus oo ay ujeediyeen xukuumada .

COMMENTS
LINKS