DAAWO; Dadwaynaha Xaafada Ibraahim koodbuur Oo Dawlada Hoose Ee Hargaysa ku Eedeeyay In ay Iibisay Qaybo Kamida Wadada 150 Iyo Goobtii Loogu Talo Galay Sariimadii Jaamac Gunti. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Dadwaynaha Xaafada Ibraahim koodbuur Oo Dawlada Hoose Ee Hargaysa ku Eedeeyay In ay Iibisay Qaybo Kamida Wadada 150 Iyo Goobtii Loogu Talo Galay Sariimadii Jaamac Gunti.
February 26, 2017 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Dadwaynaha kudhaqan degmada ibraahim koodbuur gaar ahaan xaafada xero awr iyo koontarolkii hore ee galbeedka hargaysa ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay iibka Waddada 150ka ayaa Si Badheedha Dawlada Hoose Uga ii Bisay Shaqsi Gaara Isla Markaana Waxa Uu ka dhistay Aqal Wayn Oo Uu Dayr Ku Wareejiyey waddadiina Waxa Ay Ku Dhimatay “Buurta kala Jeexan oo Gurigaasi lagu Gooyey Ninka laga Iibiyeyna Waa ina Gahayr Oo Ay Maayirka (ilmaadeer yihiin) Dan-guud Oo Dagmada ibraahin

koodbuur U Hadhay Majirto Waa La dhameeyey Xanaano Malaha Saldhig Malaha Sariibad Malaha Garoon caruurtu ku ciyaartaa majiro Dhamaantood Dabkaa Lasaaray Haatan waxaa Loosoo Dhigtay in Waddooyinkii La iibiyo Taasna yeeli mayno Gudida Horu Marinta Dagmada Ibraahin kodbuur. Wadada 150 “

Si kastaba ha ahtee wadada  150 ayaa halbale u ahyd isu socodka iyo bilicda caasimada Hargeysa.

COMMENTS
LINKS