|
|||||
WAJAALE NEWS
War Deg-Dega:Xoghayihii Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Xilkii Laga Qaaday Iyo Magaca Masuulka Cusub
January 19, 2017 - Written by Editor:Hargaysa(wajaale)Xoghayihii dawlada hoose ee Caasimada Hargaysa ayaa xilkii laga qaaday, iyada xilkii masuulkaa loo magacaabay Mawliid qaro oo noqonaya masuulka cusub ee xoghayaha dawlada hoose ee Caasimada Hargaysa waxaana sidaasi noo sheegay masuul ka agdhaw golaha deegaanka ee Hargaysa. Majirto wareegto rasmi ah oo la xidhiidha magacaabista masuulkan balse wararka hordhaca ah ee aanu ka helano golaha deegaanka caasimada Hargaysa ayaa tibaaxya dhacdada magacaabistan masuulka cusb. Golaha deegaanka caasimada Hargaysa ayaa mudooyinkii u danbeeyay waxa hadheeyay khilaaf hor leh iyada oo ay xusid mudan tahay in maalinkii shalay mudaharaad balaadhan oo lagaga soo horjeedo maayarka magaaladu uu ka dhacay magaalada harga Related posts:Wasiirka Ciyaaraha Jsl Oo Shaaciyay Wakhtiga La Qabanayo Horyaalka Kubada Cagta Ee Gobolada Somalila... Madasha Wadatashiga Iyo Toosinta Qaranka Oo Shacabk U Iftiimiyey Aragtidooda Iyo Dadka Ku Midoobay Q... DAAWO;-Madaxwayne Mustafe Cagjar Oo Si Adag Uga Horyimid Aragtida Dadka Xubnaha La Doortay Reeraha U... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|