|
|||||
WAJAALE NEWS
War Deg-Dega:Wasiir Dhawaan Madaxweyne Silaanyo Xilka Ka Qaaday Oo Geeriyooday Iyo Xasuusta Ciyaarihii Gobolada Somaliland Oo Uu Qabtay
January 24, 2017 - Written by Editor:Hargaysa(wajaalenews)ilaahay naxariistii jano haka waraabiyee waxaa mar dhawayd ku geeriyooday magaalada jabuuti wasiirkii hore ee wasaarada ciyaaraha C/laahi Faarax Maydhane oo ka mid ahaa xukuumada madaxwayne Silaanyo balse qayb ka ahaa wasiiradii ay galaafatay isku shaandhayntii ugu danbaysay ee uu sameeyay madaxweyne Silaanyo. Ilaahay naxariistii jano haka waraabiyee marxuum Maydhane ayaa sida naloo sheegay lagu aasi doonaa magaalada jabuuti, iyada oo marxuumka lagu xasuusan doono ciyaarihii gobolada Jamhuuriyada Somaliland oo uu qayb muhiim ah ka qaaatay. Related posts: Hadii Siilaanyo Talinayo Waxan Maanta Dhacayaa ma Dhaceen waxaas Oo dhan waxa Sabab u ah Inaanu ta... Suldaanka Guud Ee Subeer Awal Ayaa Si Adag Uga Hadlay Hadalo Lafjab ku ah Qarannimada Somaliland o... Madaxweyne Muuse Biixi Oo Shacabka Reer Somaliland Ku Hambalyeeyey Sanad-Guurada 58-Aad Ee Kasoo War... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|