|
|||||
WAJAALE NEWS
War Deg-Dega:Wasiir Dhawaan Madaxweyne Silaanyo Xilka Ka Qaaday Oo Geeriyooday Iyo Xasuusta Ciyaarihii Gobolada Somaliland Oo Uu Qabtay
January 24, 2017 - Written by Editor:Hargaysa(wajaalenews)ilaahay naxariistii jano haka waraabiyee waxaa mar dhawayd ku geeriyooday magaalada jabuuti wasiirkii hore ee wasaarada ciyaaraha C/laahi Faarax Maydhane oo ka mid ahaa xukuumada madaxwayne Silaanyo balse qayb ka ahaa wasiiradii ay galaafatay isku shaandhayntii ugu danbaysay ee uu sameeyay madaxweyne Silaanyo. Ilaahay naxariistii jano haka waraabiyee marxuum Maydhane ayaa sida naloo sheegay lagu aasi doonaa magaalada jabuuti, iyada oo marxuumka lagu xasuusan doono ciyaarihii gobolada Jamhuuriyada Somaliland oo uu qayb muhiim ah ka qaaatay. Related posts:Daawo Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Jawaab Ka Bixiyey Hadal Kasoo Yeedhay Madaxwaynaha Somali... Sheekh Siciid Saaweer Oo ka Dayriyay Xaalada Xabsiga Magaalada Boorama, Sheegayna In Uu Yahay Mid Da... Madaxwaynaha Jsl Oo Ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Looggu Sameeyay Marxuum Muj Abiib D... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|