War Deg-Dega:Ambasadoor Axmed Safina Oo Xoriyadiisii Dib U Helay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
War Deg-Dega:Ambasadoor Axmed Safina Oo Xoriyadiisii Dib U Helay
January 3, 2017 - Written by Editor:

Hargaysa(wajaalenews)Ambasador Axmed Safiina Oo ah  masuul ka tirsan xibiga mucaaradka ah ee Wadani una qaabilsanaa dhinaca xidhiidhka wadanada carabta oomaalmahan ku xidhnaa dalka kenya ayaa manta xoriyadiisii dib u helay ka dib markii ciidanka booliska kenya ay gurigiisa ka kaxaysteen laba maalmood ka hor, ma cada sobobta dhabta ah ee ka danbaysa xadhiga masuulkan katirsan xisbiga Wadani Balse waxa la saadaalinayaa in uu isagu ka hadlo saacadaha soosocda.

COMMENTS
LINKS