Faa’iidooyinka Ku Jira Isla Sheekaysiga Ama Isla Hadalka Qofka (Xogta dahsoon) | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Faa’iidooyinka Ku Jira Isla Sheekaysiga Ama Isla Hadalka Qofka (Xogta dahsoon)
January 19, 2017 - Written by Editor:

Ma tijaabisay inaad ka mid tahay dadka isla hadla, haday jawaabtu tahay Haa ma waxaad taa samaysaa in badan, mase la socotaa in isla hadalku qofka bani’aadamka ahi ka mid tahay garasho badnida dhanka caqliga.

https://youtu.be/xT9RV2R7Y4o

COMMENTS
LINKS