|
|||||
WAJAALE NEWS
Donal Trump Oo Durba Qaaday Talaabadii Ugu Horaysay Isaga Oo Madaxweyne ah
January 21, 2017 - Written by Editor:Hargaysa(wajaalenews)Donald Trump ayaa Durba bartilmaameedsaday caymiska caafimaadka ee Obama Care oo uu aasaasay madaxweynihii ka horeeyay ee Brack Obama waana talaabadii ugu horaysay ee uu qaaday isagoo ah madaxweyne, wuxuu saxiixay amar ah in is bedel lagu sameeyo ceymiska caafimaadkaa ee Obama uu aasaasay. Laamaha uu amray wuxuu u sheegay inay yaareeyaan dhaqaalaha dulsaaran ceymiska oo loo garanaayo Obamacare. Hadal uu shalay ka jeediyay xafladdii dhaarinta, wuxuu sheegay inuu “dadka Amerika uu mudnaanta siinaayo”.
Related posts:Daawo:Wasiir Cadaani Oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Hadal Ka Soo Yeedhay Masuul Ka Tirsan Jamhuuriyada Ja... Xisbiga Ucid Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Dawlada Jabuuti Iyo Qorshe Ay Damacsan T... Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qeyb-galay Qalin-jebinta Ardayda Dugsiga Sare ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|