Daawo:Xukuumada Oo Gudi U Saartay Ka Talo Bixinta Adeegyada Zaad Iyo E-Dahab | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo:Xukuumada Oo Gudi U Saartay Ka Talo Bixinta Adeegyada Zaad Iyo E-Dahab
January 29, 2017 - Written by Editor:

Hargaysa(Wajaalenews)xukuumada madaxwayne Silaanyo ayaa gudi usaartay joojinta lacagta la iskugu diro habka Electronica ee loo yaqaan Adeega Zaad iyo E-Dahab, gudidan ayaa sida uu sheegay wasiir ku xigeenka wasaarada maaliyadu sida ugu dhakhsaha badan u hawl gali doona.

Halkan ka Daawo warkaas oo dhamays tiran

https://youtu.be/iXYmdNrHpOU

COMMENTS
LINKS