Daawo:Prof. Axmed Xaaji Azari Oo Si Wayn U Naqdiyay Saldhiga Militari Ee Xukuumadu Wadan Carbeed Ka Siinaso Magaalada Berbera Isaga Oo Sheegay In Uu Dagaal Sokeeye Abuuri Karo Fariina U Diray Xukuumada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo:Prof. Axmed Xaaji Azari Oo Si Wayn U Naqdiyay Saldhiga Militari Ee Xukuumadu Wadan Carbeed Ka Siinaso Magaalada Berbera Isaga Oo Sheegay In Uu Dagaal Sokeeye Abuuri Karo Fariina U Diray Xukuumada
January 28, 2017 - Written by Editor:

Daawo:Prof, Axmed Xaaji C/laahi Azari  Oo Si Wayn U Naqdiyay Saldhiga Militari Ee Xukuumadu Wadan Carbeed Ka Siinaso Magaalada Berbera Isaga Oo Sheegay In Uu Dagaal Sokeeye Abuuri Karo Fariina U Diray Xukuumada

Hargaysa(wajaalenews) Siyaasiga wayn ee  Prof. Axmed Xaaji C/lahi (Azari)oo ka mid ah siyaasiyiinta waawayn ee Somaliland ayaa faahfaahin ka bixiyay cawaaqib xumada ka iman karta hadii saldhig militari wadan carbeed laga siiyo magaalada Berbera, isaga oo siyaasigu sheegay in laga dhaxli karo dagaalo sokeeye iyo mid dhaqaalaba oo ka dhaca guud ahaan wadanada gobolka waxaanu sidaasi ku sheegay mar uu u waramayay shbakadan wararke ee Wajaalenews.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/9xPwPaZN8mI

COMMENTS
LINKS