Daawo:Musharax Ciro Oo Ka Qayb Galay Aaska Ganacsade Marxuum Ibraahim Nabadiid Oo Maanta Hargaysa Lagu Aasay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo:Musharax Ciro Oo Ka Qayb Galay Aaska Ganacsade Marxuum Ibraahim Nabadiid Oo Maanta Hargaysa Lagu Aasay
January 30, 2017 - Written by Editor:

Hargaysa(Wajaalenews)Ilaahay Naxariistii Jano Haka Waraabiyee waxaa Maanta Magaalada Hargaysa Aas Qaran Loogu Sameeyay ganacsade Marxuum Ibraahm Nabadiid oo ka mid ahaa ganacsatada Dalka, waxaana Aaskan ka qayb galay musharaxa Xisbiga Wadani,Siyaasiyiin, Xildhibaano,Madaxdhaqameed iyo Ehelada Marxuumkan.

Halkan Ka Daawo Warkan:

https://youtu.be/bo01pJ571M0

COMMENTS
LINKS