|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo:Cali Khaliif Galaydh Oo Ka Hadlay Khilaaf Soo Kala Dhex Galay Madaxda Khaatumo
January 29, 2017 - Written by Editor:Hargaysa(wajaalenews)hogaamiyaha maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galaydh ayaa ka hadlay khilaaf xoogan oo la sheegayo in uu ka dhex qarxay maamulka khaatumo ee uu madaxweynaha u yahay Cali Khaliif Galaydh,waxaanu sheegay in xanuun caabuq ahi ku dhacay maamulka khaatumo, Mar uu ka hadlayay dhianca abaarta wuxu sheegay in abaar baahsani ka jirto deegaamada khaatumo waxaanu diray baaq uu sheegay in uu u dirayo sokeeye iyo shisheeyaba. Halkan ka Daawo:warkaas oo dhamaystiran Related posts:Golaha Toosinta iyo Wada Tashiga Somaliland Oo U Qabsoomay 48 Suldaan Oo Caawa Ergo Ugu Tagay iyo Wa... Wiil Yar Oo Toban Bilood Jir Ah Oo Xanuun Haleelay Loo Dhigay Cisbitaalka Hargaysa Iyo Qoyska Dhalay... DAAWO;-Magaaladda Ceeri-gaabo Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Gudoomiyaha 2aad Ee Xisbiga Kulmiye A... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|