Daawo:Agaasimaha Baanka Oo Digniino Isbarkan U Diray Ganacsatada Somaliland Kuna Baaqay In Gacan Bir ah Ku Qabanayaan Cida Ayidi Wayda Awaamiirta | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo:Agaasimaha Baanka Oo Digniino Isbarkan U Diray Ganacsatada Somaliland Kuna Baaqay In Gacan Bir ah Ku Qabanayaan Cida Ayidi Wayda Awaamiirta
January 29, 2017 - Written by Editor:

Hargaysa(wajaalenews)Agaasimaha Baanka Somaliland ayaa digniino culus u diray dhamaan ganacsatada kala duwan ee ka ganacsada Somaliland isaga oo carabka ku dhuftay in ay qaadlayaasha doolarka ururusada ay la Shireen kana gaadheen go,aan waxaaanu sidaa ku sheegay mar uu saaka shirjaraa,id ku qabtay xafiiskiisa oo uu kulan kula qaatay qaar kamid ah qaadlayaasha qaadka ka ganacsada iyo sariflayaasha.

Halkan ka daawo warkan oo dhamaystiran:

https://youtu.be/nN8K1V1_YE8

 

 

COMMENTS
LINKS