|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo:Agaasimaha Baanka Oo Digniino Isbarkan U Diray Ganacsatada Somaliland Kuna Baaqay In Gacan Bir ah Ku Qabanayaan Cida Ayidi Wayda Awaamiirta
January 29, 2017 - Written by Editor:Hargaysa(wajaalenews)Agaasimaha Baanka Somaliland ayaa digniino culus u diray dhamaan ganacsatada kala duwan ee ka ganacsada Somaliland isaga oo carabka ku dhuftay in ay qaadlayaasha doolarka ururusada ay la Shireen kana gaadheen go,aan waxaaanu sidaa ku sheegay mar uu saaka shirjaraa,id ku qabtay xafiiskiisa oo uu kulan kula qaatay qaar kamid ah qaadlayaasha qaadka ka ganacsada iyo sariflayaasha. Halkan ka daawo warkan oo dhamaystiran: https://youtu.be/nN8K1V1_YE8
Related posts:DAAWO; Aragtida Shacabka Reer Gabiley Ee Kulanki Faysal Cali Waraabe La Yeeshay Madaxwaynaha Somaliy... Xildhibaanadii Uhoraysay Ee Dumar Ah Oo Saaka Ka Qaybgashay Fadhigii Golaha Wakiilada Jsl Iyo Dareen... Macallimiin Kenyan ahaa Oo Maanta Qarax Lagula Eegtay Magaalada Galkacyo iyo Khasaaraha Gaadhay' COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|