|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Xoghayaha Arimaha Dibada Ee Xisbiga Wadani Oo ka Digay Khatar ay Somaliland ku keenayso saldhiga Millatari ee dawladda Imaaraadka Carabtu Ka Doonayso Berbera.
January 12, 2017 - Written by Editor:“Saldhigga Imaaraadka Ee Berbera Caddaawad Ayuu Inoo Abuuri Karaa Wadamada aynu jaarka Nahay . Maxayse Somaliland Dhaafsanaysaa” ? Xoghayaha Arrimaha Dibadda Xisbiga WADDANI. Hargaysa(Wajaalenews) Xoghayaha Arrimaha Dibadda Xisbiga WADDANI Dr. Maxamed Cismaan Fadal ayaa ka hadlay saldhiga Millatari ee dawladda Imaaraadka Carabtu doonayso in laga siiyo Magaalada Berbera iyo Saamaynta Oo Somaliland ku yeelan doono. https://youtu.be/22sPqNRYs3M Related posts:Sheekh Cabdi Oomaar (Aw Geesh) Cod Iyo Caalim Ku Ladhnaa Halgankii Hubeysnaa Ee SNM! W/Q; Boobe Yuus... Madaxweyne-ku-xigeenka Jsl Iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo Kormeer UKuurgalida Xaalada Abaaraha ku Tega... Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Kulan La Qaatay Labada Gudoomiye Ee Xisbiyada Mucaaridka Iyo Wax Uu Daarn... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|