GABILEY(W.N) DAAWO; Wasiirada Maaliyada Iyo Caafimaadka Somaliland oo soo kormeeray dadka ay Abaaruhu Saameeyeen Ee usoo Hayaamay Deegaanada Gabiley Iyo Awdal.