|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Warbixin Naxdin Leh Xaalada Dadka Kasoo Baro Kacay Abaarta Ee Ku Sugan Deegaanada Gobolka Gabiley Oo Ay Sii Adkaanayso Duruufaha Ay Ku Sugan Yihiin Iyo Mooganaanta Gudiga Abaaraha Ee Somaliland.
January 13, 2017 - Written by Editor:TOG WAJAALE (W,N) Warbixin Naxdin Iyo Murugo Badan Oo Soo Bandhigaya Xaalada Dadka Kasoo Baro Kabcay Abaarta baahsan Ee gobolada bari Somaliland Kuna Sugan Deegaanada Gobolka Gabiley Oo Ay Sii Adkaanayso duruufaha nololeed ee Ay Ku Sugan Yihiin + Mooganaanta Gudiga Abaaraha Ee heer qaran ee Somaliland Oo Aan Ka War Haynin Xaalada Iyo Xaqiiqda Ay Dadkani Ku Sugan Yihiin taasi oo ay xiligan U Dheer tahay Dheelka Iyo Dhaxamaha Banka Wayn Ee Togwajaale Oo Ay Wehel U Noqdeen Dadkani https://youtu.be/i4nnziUD4rs Related posts:DAAWO; Hantidhowrka Guud Ee Qaranka Oo ka Hadlay Sobobta Ay Uxidheen Xafiiskii Shirkada SRM Ee Gac... Gudoomiye Wali Oo Sheegay Hadii Xukuumada Madadwxayne Biixi Waxka Qaban Waydo Xaaladaha Taagan Ay Ha... “Booliska Somaliland kama Turjumayaan Macnihii Iyo Ujeedadii loo Aas-aasay Iyo Dantii Uu Qaranku ka ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|