Daawo War-Dega Dega:Maamulka Degmada Togwajaale Iyo Kan Gobolka Oo Si Wada Jir ah Uga Hadlay Ciidanka Booliska Somaliland Iyo Ciidanka Liyuu Booliska Ethiopia Oo Isku Dhacay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo War-Dega Dega:Maamulka Degmada Togwajaale Iyo Kan Gobolka Oo Si Wada Jir ah Uga Hadlay Ciidanka Booliska Somaliland Iyo Ciidanka Liyuu Booliska Ethiopia Oo Isku Dhacay
January 29, 2017 - Written by Editor:

Hargaysa(wajaalenews)maamulka gobolka degmada Wajaale, taliyaha Qaybta ciidanka gobolka Gabilay,gudoomiye ku xigeenka gobolka Gabilay ayaa si wada jira uga hadlay isku dhac ciidan oo ka dhashay ciidanka booliska Somaliland iyo ciidanka itiiboya ee looyaqaan liyuu Booliska halkaas oo uu ka dhashay khasaare dhaawaca hal askari.

Halkan ka daawo Warkan dhamaystiran

COMMENTS
LINKS