|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wacdarihii Xalay Ee Abwaan Weedhsame Ee Magaalada Borama Iyo Doorkii Akaadamiyada Adkaw.
January 6, 2017 - Written by Editor:BOORAMA(W,N) Magaalo madaxda gobolka awdal ee boorama ayaa waxaa xalay bandhig sugaaneed ku qabtay Abwan Xasan daahir Ismaaciil Weedhsame kaasi oo ay soo qabqaabisay Akaadamiyada Adkaw kaasi oo ka dhacay HUTEELKA SAW Ee magaalada borma Munaasibad ayaa waxaa kasoo qaybgalay dhalinyaro kor udhaafaysa 800 qof kuwaasi oo iskugu jiray haween iyo dhalinyaro ismarkaan xiiso gaara u qabay in ay mar uun dhagaystaan amaba fursad u helaan in ay su,aalo waydiiyaan abwaanka ABWAAN XASAN DAAHIR WEEDHSAME AYAA ISKAGU MADASHAN KUSOO BANDHIGAY suugaantiisa kala duwan oo iskugu jiray kuwa hadlaya wacyiga dalka kataagan iyo jacaylkaba HALKAN HOOSE KA DAAWO.
Related posts:DAAWO:Dood Kulul Oo Xildhibaano Mucaarid Iyo Muxaafid Ahi Fooda Isku Dareen.Maxaase kala Qabsaday Xi... Maareeyaha Dekedaha Jsl Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Qalab Cusub Oo Ay Lasoo Degtay Dekeda Berberi! Gabadh Uu Dhalay Faysal Cali Waraabe Oo Ku Guuleystay Ganacsadaha Sannadka Ee Magaalada Espoo Ee Dal... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|