DAAWO; “Saldhiga Berbera Waa Dagaal Aan Waddo lahayn, Waa Lacag Doon Inan Yar Ku kooban” Sh. Adam-siiro | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; “Saldhiga Berbera Waa Dagaal Aan Waddo lahayn, Waa Lacag Doon Inan Yar Ku kooban” Sh. Adam-siiro
January 20, 2017 - Written by Editor:

Hargaysa(w,n) Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadansiiiro ) ayaa khudbadii salaada jimcaha kaga hadlay xaalada dalka iyo khatarta ay somaliland ku keenayso hadii dawladaha Emaaraatka Carabka Saldhig ciidan laga siiyo Madaarka Berbera

Sidoo kale Sheekh Aadansiro ayaa cida arimahaasi wada ku tilmaamay inan yar oo lacag doonaya balse aan danayn dalkan.

COMMENTS
LINKS