|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Duufaanadii Ugu Waynaa Iyo Baraf Aad U Qabow Oo Dalka Ingiriiska La Filayo Inay Ku Dhufato.
January 15, 2017 - Written by Wariye:
Meelo badan oo ka mid ah Yurub ayaa duufaano baraf ah oo qabow badan sitaa ku dhufteen, dalka Faransiiska ayaa ilaa 330-kun oo qof laga daad gureeyay guryahoodi, waxa kale oo istaagay duulimaadyo badan oo u socday dalka Faransiiska iyo Brussels u kala gooshi lahaa.
Related posts:DAAWO.Warbixin Ku Saabsan 5 sano Ee Xukumada Siilaanyo Talada Dalka Hayso Oo Mashaariic Badan oo ay ... Wasaarada Warshadaha Somaliland Oo 25 sanadood Kadib Diyaarinaysa Istaraatiijiyada Iyo Siyaasada ... Raysal-wasaaraha Somaliya oo Rajo Ka Muujiyay In Wadahadal Lagu Dhameeyo Khilaafka Ka Dhexeeya Madax... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|