DAAWO; Cali Dool Axmed Cali Qoryoolay Oo fariin Culus Udiray Caruurta Uu Dhalay Madaxwayne Siilaanyo Muxuuse ka Yidhi Saldhiga Emaaraatka Carabta Laga Siinayo Berbera , | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Cali Dool Axmed Cali Qoryoolay Oo fariin Culus Udiray Caruurta Uu Dhalay Madaxwayne Siilaanyo Muxuuse ka Yidhi Saldhiga Emaaraatka Carabta Laga Siinayo Berbera ,
January 25, 2017 - Written by Editor:

“Waar Horta Ninku Marka Uu Gaboobo Ee Uu Da, Gaadho Caarkiisa Ayaa Ceebta ka Ilaaliya Caruurtiisa Ayaa ka Ilaaliya oo Udiida Tolkii Ayaa Ceebta ka Ilaaliya , Saaxiibadii Ayaa Ceebta ka Ilaaliya Oo Udiida Maanta Siilanyo Cid malaha ”CALI QORYOOLAY

“Siilaanyo Maanta Tolmale Saleebaan Gaal Ayaa Ugu Dhow Oo Waxba uma Qabanayo”

“Inamadii Uu Madaxwayne  Siiraanyo Dhalay Waxaan leeyahay Waar Hadii Aad Rag Tihiin  Sharaftii Aabihiin Waa lagu Ciyaarayaa Waxa uu Maanta   Madaxwayne Siilaanyo  Galo, Inkaa Laydiin Raacayaa” Cali Qoryaalay

“WAAR MAANTA AABIHIIN WAA DA, OO DADKAA KU DANAYSANYEEN UTALIYA”. CALI QORYOOLAY

HARGAYSA(Wjaalenews) Qoraa Cali Dool Axmed (Cali Qoryoolay oo kamida siyaasiyiinta Somaliland isamarkaana marwalba kadla xaalada dalku marayaa ayaa fariin culus udiray caruurta madaxwayne siilaanyo

Sidoo kale cali qoryaalay ayaa ka hadlay sixir bararka iyo talaabadii xukuumadu ku dhawaaqday oo uu ku tilmaamay mid xalka iyo sida wax looga qaban karo qiima dhaca shilinka Somaliland baalmarsan.

HALKAN A DAAWO

 

 

https://youtu.be/HfT-Dfl_4GQ

COMMENTS
LINKS