|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Ganacsiga Somaliland Oo Talaabo Horumar Wayn Leh Ka Soo Hooyey Safarkiisii Dalka Masar
.W/Q Cabdirisaaq Muuse Cali.
December 25, 2016 - Written by Wariye:Wasiirka ganacsiga iyo maalgashiga soomaliland oo socdaalkiisa dalka masar kasoo hooyey talaabo haruumar weyn u leh qaranka SOMALILAND isla mar ahaantaana ah guul taarikhi ah Taas oo marka la eego dhinac yo badan oo siyaasadeed iyo haruumar ba u leh soomaaliland Talaabadan iyo arimaha uu wasiirku kasoo kordhiyey ayaa ah guul taaarikhi ya Wasiir ka ganacsiga iyo maalgashiga ayaa socdaalkiisi masar kaga faa ,idays tay in uu dalka masar oo ah dal sumcad balaadhan ku leh dhinaca aqoonta iyo technology yadaba kaga cod saday in MASAR inaga taageerto inay ina siiso qalabka lagu baadho tayada badeecado kala duwan (QUALITY CONTROL MACHINES)ha ugu darnaato cuntada la cuno iyo dawada dalkeena timaada ba wasiir DR Cumar shacay maxamed oo si dhaw ula lasocda xaalada dalka iyo dadkaba ayaa ka fikiraya khatar ta ka jirta badeecada aan la garanayn tayadooda ee dalkeena soo gala ha ugu darnaato cuntada oo ah quutal daruuriga ee markasta loo baahan yahay dalkeenana gebi ahaan debeda uga yimaada iyadoo sidayn wadaog nahay Aduun yadu meel khatara marayso oo la is ka ibinaayo bariis caaga inaguna ayn khatar ugu jirno se arintan WASIIR SHACAYB wax wayn ka tari doonto iyo dawada aan tayadeeda la baadhin oo ah dhibaatada ugu wayn CAAFIMAAD ee dalkeena ka jirta arinta labaad ee wasiir DR shacayb soo kordhiyay ayaa ah in dalka masar oo ah dal siyaaasada carabta iyo ta Africa ba saamayn togan ku leh oo aan awal hore wax xidhiidha oo muuqda la lahayn SOMALILAND uu socdaalkan DR WASIIR CUMAR SHACAYB wado cusub u xaadho oo ayn rajaynayno wax yaabo badan oo kale inagu caawiso siyaasad ahaana SOMALILAND si dhaw ula shaqayso Hadaba sida aniga iyo in badan oo ka mida dad ka siyaasada indho indheeya waxaanu ku hanbalyay Naynaa Dr Wasiir Cumar Shacayb talaabada haruumarka leh ee u wasiir ku kasoo kor dhiyay socdaal kiisi wiigan uu ku tagay dalka masar Iyo in Wasiir CUMAR SHACAYB uu ka fikirayo dhibaatada cuntada iyo dawada aan quality control lahayn ee dhibta inagu haysa iyo in uu helo dawlado iyo shirkado shisheeye dalka maal gashada , jaanis kastana kaga faa,idaysanaayo, waxa qoray Abdirisaaq muuse cali ( boqore) COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|