Su’aalaha Aanay Habboonayn in Aad Google Weydiiso (Xogta Dahsoon) | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Su’aalaha Aanay Habboonayn in Aad Google Weydiiso (Xogta Dahsoon)
December 10, 2016 - Written by Editor:

Waxa suurogal ah in in badan oo inaga mid ahi ay si maalinle ah u isticmaalaan barta baadhista ee shabakadda google haday xitaa ugu yaraan hal mar tahay, mana aha mareeg yar oo laga soo hor laabto laakiin waa shabakad xidhiidhsan oo uu qofku adeegsanayo marka uu doono inuu shay wax ka ogaado ama faahfaahin dheeraad ah ka helo.

https://youtu.be/I7WJgm0heEE

COMMENTS
LINKS