Sababta Ciyaaryahanka Tottanham, Dele Ali, U Bedelay magaciisii (Xogta Dahsoon) | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Sababta Ciyaaryahanka Tottanham, Dele Ali, U Bedelay magaciisii (Xogta Dahsoon)
December 11, 2016 - Written by Editor:

Waxaa jirtay in uu ciyaaryahanku sanadkii hore ku ciyaaray magaca qoyskooda Alli, laakiin arinta la yaabka dhalisay waxay ahayd markii uu sanadkan bedelay magacii qoyskooda ee ugu yaallay garankiisa ka dibna ku qortay magaciisa koowaad oo ah Delle.

 

https://youtu.be/GnLA8ssCJKg

COMMENTS
LINKS