Quwadda Ciidan Iyo Ta Dhaqaale Ee Boqortooyada Sucuudiga (Xogta Dahsoon) | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Quwadda Ciidan Iyo Ta Dhaqaale Ee Boqortooyada Sucuudiga (Xogta Dahsoon)
December 28, 2016 - Written by Editor:

Boqortooyada Sucuudiga waa dawlada ugu balaadhan mandaqadda bariga dhexe  waxana ay dhacdaa K/galbeed qaaradda Aasiya waxayna ku daboolan tahay inta badan jasiirada carabta, masaaxadeeda dhuleedna waa 2 milion oo Km oo square ah.

https://youtu.be/T6SlDYugywE

COMMENTS
LINKS