Madaxweyne Siilaanyo Oo Saacadaha Soosocda La Filayo inuu Isku Shaandhayn Balaadhan Ku Sameeyo Xukuumadiisa.Xubno Wasiiro,Maareeyayaal, Agaasimayaal Iyo Masuuliyiin Kale Oo Seeftu Qaadidoonto, Halka Qaar Hore Isu Casilay La filayo Inay ka Dhexmuuqdaan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxweyne Siilaanyo Oo Saacadaha Soosocda La Filayo inuu Isku Shaandhayn Balaadhan Ku Sameeyo Xukuumadiisa.Xubno Wasiiro,Maareeyayaal, Agaasimayaal Iyo Masuuliyiin Kale Oo Seeftu Qaadidoonto, Halka Qaar Hore Isu Casilay La filayo Inay ka Dhexmuuqdaan.
December 3, 2016 - Written by Editor:

Haddii Eebe Ogolaado Ayaa Waxaa Si Weyn Loogu Dhegataagayaa In Madaxweyne Axmed maxamed Maxamuud Siilaanyo iskushaandhayn balaadhan Ku Sameeyo Golahiisa Xukuumada Saacadaha Inagu foolka leh,

 

Isku Shaandheyntan ayaa waxaaa ay xogaha WajaaleNews helayso ay sheegayaan in ay salaanka siyaasada ka turi doonta xubno wasiiro halka ay nasiib u siin doonta in xubno kale ay saaxada siyaasada soo fuulaan .
Xubanaha wasiirada ah ee bulshadu falaqeynayso in ay saaxada siyaasada ka bixi doonan ayaa waxaaa ka mid ah .

1. Wasiirka wasaarada Qorsheynta Cali Shoonbe
2. Wasiirka Wasaarada Cadaalada Axmed Faarax Cadare
3. Wasiirka dib u dajinta
4.  Wasiirka shaqada iyo arimaha Bulshada
5. Wasiir  Warfaafinta Cadaani
5. Mareeyaha Wakaalada Biyaha
6. Qaar Ka mid ah gudoomiyayaasha gobalada dalka.

7; wasiirka diinta iyo awqaafta

8; safiirka somaliland u fadhiyay dalka jabuuti

 

Sidoo kale xubanaha la filaayo in ay saaxada siyaasada xukuumada Siilaanyo iyo xisbiga Kulmiye Soo fuuli doonan ayaa waxaa ka mid ah
1. Maxamed Axmed Caain Tiin-Baro
2. Maxamed Ibraahin Qabo
3. Khadar Xaaji
4.Maxamed cabdi daa,uud

afhayeenka garabka Toosinta xisbiga wadani  Hinda Jaamac Xirsi

Axmed Cilmi Yare oo isagu kamida xisbiga wadani

lasoco Oo isha Ku hay Warkan Oo Faahfaahsan. Saacadaha Soo socda.

COMMENTS
LINKS