|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo Madaxwayne Ku Xigeenkii Hore Ee Somaliland Oo Si Adag U Dhaliilay Siyaasadda Axsaabta Qaranka,Fariina U Direy .
December 25, 2016 - Written by Wariye:Hargeysa(WJN):Madaxwayne ku xigeenkii hore ee Somaliland Cabdiraxmaan Aw-cali Faarax ayaa dhaliilo xoogan usoo jeediyay siyaasadda axsaabta qaranka,waxaana uu fariin u direy masuuliyiinta saddexda xisbi qaran iyo bahda garsoorka,sidoo kalena waxa uu madaxda xisbiyada ugu baaqay inay ka waantoobaan eedaymaha xanafta leh ee ay warbaahinta isku marinayaan,isaga oo sidoo kalena ugu baaqay inay u gurmadaan dadkooda tabaalaysan ee ay abaaruhu saameeyeen
Hargeisa Office Related posts:DAAWO;Gurmad Biyo ah oo la Gaadhay Dadka Ay Abaaruhu Ku Saameeyeen Gabiley Iyo Deegaano Ka Mid Ah H... Wasiirkii Ka Baxsaday Jeelka Muqdisho Oo Gaadhay Magaalada Kismaayo Iyo Sida Loogu Soo Dhaweeyay! Taliyaha Ciidamada Booliska Somaliland Oo Dalka Ku Soo Laabtay Kana Waramay Xaaladiisa Caafimaad+Saw... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|