|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo Madaxwayne Ku Xigeenkii Hore Ee Somaliland Oo Si Adag U Dhaliilay Siyaasadda Axsaabta Qaranka,Fariina U Direy .
December 25, 2016 - Written by Wariye:Hargeysa(WJN):Madaxwayne ku xigeenkii hore ee Somaliland Cabdiraxmaan Aw-cali Faarax ayaa dhaliilo xoogan usoo jeediyay siyaasadda axsaabta qaranka,waxaana uu fariin u direy masuuliyiinta saddexda xisbi qaran iyo bahda garsoorka,sidoo kalena waxa uu madaxda xisbiyada ugu baaqay inay ka waantoobaan eedaymaha xanafta leh ee ay warbaahinta isku marinayaan,isaga oo sidoo kalena ugu baaqay inay u gurmadaan dadkooda tabaalaysan ee ay abaaruhu saameeyeen
Hargeisa Office Related posts:Cilmi Baadhis Lagu Sameeyey Baahiyaha Arimaha Bulshada Ee Magaalada Gabiley Iyo Aqoonyahan Maxamed ... Daawo:Suldaan Ku Waayay Suldaannimadiisii Xisbi Uu Taageearay Iyo Beeshiisa Oo Kalsoonidii Kala Noqo... DAAWO;-Xildhibaan Ka Tirsan Wakiilada Jsl Oo Sheegay In Ay Xeer Ciqaabeed Ka Soo Saarayaan Qofka Tag... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|