Liiska Magacyada Xubnaha Uga Qaybgalaya Shirka Magaalada Adisababa Uga Furmaya Maamulka Khaatumo Iyo Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Liiska Magacyada Xubnaha Uga Qaybgalaya Shirka Magaalada Adisababa Uga Furmaya Maamulka Khaatumo Iyo Somaliland
December 16, 2016 - Written by Editor:

Hargaysa(wajaalenews)Wada hadalkii uga furmayay magaalada Adis ababa ee dalka Ethiopia labada maamul ee Somaliland iyo khaatumo ayaa la filayaa in maalinta sabtida ah ee bari  ayaa la filayaa in uu si rasmi ah u furmo si loo gaadho nabad ka ansaxda deeganada labadan dhinac, waxaanay dagalka wararka ee wajaalenews heshay liiska ka qayb galayaasha labada dhinac.

Dawlada Somaliland

  • Wasiirka arrimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire
  • Gudooomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe
  • Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga KULMIYE Mujaahid Maxamed Kaahin waxaana uu galay booskii gudoomiyaha xisbiga KULMIYE oo safar ku jooga Borama
  • Wasiirka waxbarashada Somaliland Cabdilaahi Ibraahim Habbane
  • Wasiirka beeraha Somaliland Maxamed Aw Daahir
  • Wasiiru dawlaha waxbarashada Maxamed Xaaji Aadan
  • Wasiiru dawlaha nabadaynta ee wasaaradda arrimaha gudaha Cabdirashiid Xuseen Cabdille (Gar-gaar)
  • Iyo wasiirka madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi oo la filayo inuu ka daba baxo waftigan hadana ku sugan magaalada Borama

 

Kooxda Khaatumo

  • Cali Ciise Cabdi
  • Gudoomiyaha baarlamaanka kooxda Khaatumo Maxamuud Sheekh Cumar Xasan
  • Wasiirka arrimaha gudaha kooxda Khaatumo Kayse Cabdi Yuusuf
  • Wasiirka xidhiidhka dibadda Maxamuud Ismaaciil shabbac
  • Aqoonyahan Maxamed Mahdi Aadan Baayir

 

 

COMMENTS
LINKS