|
|||||
WAJAALE NEWS
Diyaaraddii Ay Ku Dhinteen Ciyaartooyadu Oo La Ogaaday Inuu Shidaalku Ka Dhamaaday Dabkuna Ka Tagay.
December 1, 2016 - Written by Wariye:Waxa lamaqalayay duuliyaha diyaaradda oo codsanaya dhul uu fadhiisiiyo diyaaradda sababa laxidhiidha shidaal la’aan iyo dabkii diyaaradda oo tagay. Waxa lamaqalayay duuliyaha diyaaradda oo codsanaya dhul uu fadhiisiiyo diyaaradda sababa laxidhiidha shidaal la’aan iyo dabkii diyaaradda oo tagay. Lix kaliya 77 kii saarnaaa ayaa kabad baaday bur burka diyaaradda. Kooxdan ciyaartoyda saarnaa diyaaradda Chapecoense, ayaa qorshaynayay inay laciyaaraaan koox kale oo clombian ah ciyaartooda u danbeysa maalintii Arbacada. Taageerayaashooda ayaa iskugu soo baxay garoonkii maalintii ay ciyaarti dhacaysay, iyaga oo u baroor diiqaya. Wajaalenews Related posts:DAAWO;-Ehelada Musharax Shucayb Maxamed Muuse Oo Sheegay In Uu Cunto Joojin Sameeyay Xaaladiisa Caaf... Madaxdhaqameedka Gobolka Gabiley Oo ka Hadlay Go,aankii Golaha Wasiirada Somaliland Ku Meelmariyeen ... Xildhibaan Axmed Khaliif Oo Ka Waramay Qorshe Wakhtigii Uu Soo Baxay Uu La Doonayay Gudoomiyaha Komi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|