Daawo:Siyaasiyiinta Madasha Wada Tashiga Oo Ka Hadlay Xaalada Abaareed Ee Dalka Ka Jirta,Heerka Ay Marayso Qabyaaladu Iyo Arimo Kale Oo Xaasaasi Ah. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo:Siyaasiyiinta Madasha Wada Tashiga Oo Ka Hadlay Xaalada Abaareed Ee Dalka Ka Jirta,Heerka Ay Marayso Qabyaaladu Iyo Arimo Kale Oo Xaasaasi Ah.
December 25, 2016 - Written by Wariye:

Hargeyza(WJN):-Mujaahid Xasan Guure iyo siyaasi Maxamed Xaashi Cilmi oo kamida ah Siyaasiyiinta ku bahoobay madasha wada tashiga iyo toosinta qaranka ayaa ka hadlay xaalada abaareed ee dalka ka jirta,heerka ay marayso qabyaaladu,warar been abuur ah oo warbaahinta Kenya ka baahisay masuuliyiintii xisbiga WADDANI ee safarka ku tagey dalka Kenya iyo waliba saldhiga Militeri ee la sheegay inay dawlada Imaaraadka Carabtu doonayso inay ka dhisato Somaliland.

 

https://youtu.be/afJHpvStT8o
Hargeisa Office
Wajaalenews.net
Wariye:Abdiqadir Habane

COMMENTS
LINKS