Daawo:Agaasimihii Hore Hay’ada Komishanka Aidska Somaliland Oo Si Rasmi Ah Xilkii Ugu Wareejiyay Agaasimaha Cusub. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo:Agaasimihii Hore Hay’ada Komishanka Aidska Somaliland Oo Si Rasmi Ah Xilkii Ugu Wareejiyay Agaasimaha Cusub.
December 18, 2016 - Written by Wariye:

ABIIB AXMEDHargeisa(WJN)Agaasimihii Hore Hay’ada Komishanka Aidska  Somaliland ayaa ka warbxiyay mudadii uu xilka hayay iyo marxaladihii kala duwan ee uu soo maray intii uu joogay Hay’ada Komishanka Aidska  Somaliland waxan uu sharaxay qorsheyashii kala duwanaa ee uu ugu talogalay inuu hirgaliyo.

Hargeisa Office
Wajaalenews.net
Wariye:Abdiqadir Habane

COMMENTS
LINKS