|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO: Xuska Dhalashadii Nebi Muxamed NNKH Oo lagu Qabtay Gobolka Minnesota.
December 12, 2016 - Written by Editor:Minnesota(W,N) Xuska dhalashada Nabigeenna Muxammed NNKH, ayaa lagu Qabtay Xarunta Shirarka Magaalada Minneapolis ee Convention Center, waxaana kasoo qayb-galay dadweyne Labo kun oo qof kor u dhaafay oo ka kala yimi W/Ameerica sida Waddamada Canada iyo Maraykanka goboladiisa kala duwan Waxaa xuskan soo agaasimay masjidka wayn ee Nuurul Imaan ee ku yaal magaaladda Minneapolis, Sheekh Maxamed Cabdi Caafi Imaamka Masaajidkaa ayaa HOL u sheegay in culumada jeedinaysay muxaadaraadka iyo Siiradii kala duwaneed ay badi ka kala yimadeen magaalooyin kala duwan, iyagoo u soo safray inay ka qayb-galaan xuska Mowliidka, dadka Soomaaliyeed-na uga faa’iidaystaan cilmigooda.
Related posts:Hay’adda Shaqaalaha Oo Si Adag Uga Hortimid Shaqaale Uu Komishanka Doorashooyinku Sifo Sharci Darro ... Xukumada Siilanyo oo Guryahooda kala baxday Ganacsato iyo Culimo caan ka ah Burco iyo halka la geey... Daawo:Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Oo Si Adag Uga Jawaabtay Hadalo Ka Soo Yeedhay Masuuliyiin... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|