DAAWO : Wasiirka Cusub Ee Madaxwayne Siilanyo U Magacaabay Wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada Oo Diidan Maalinta Qaranimada 18 May, Muuse Biixina Ku Eedeeyay In Uu Xasuuq Ugaystay Shacabka Reer Awdal. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO : Wasiirka Cusub Ee Madaxwayne Siilanyo U Magacaabay Wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada Oo Diidan Maalinta Qaranimada 18 May, Muuse Biixina Ku Eedeeyay In Uu Xasuuq Ugaystay Shacabka Reer Awdal.
December 5, 2016 - Written by Editor:

Hargaysa(w,n) Dib Umilicso Wasiira cusub ee Madaxwayne Siilanyo dhawaan u Magacaabay wasaarada Shaqada iyo Arimaha bulshada Maxamed Cabdilaahi Obsiiye ayaa ah  shaqsi mudo badan warbaahinta madaxbanaan ka hadli jiray kaasi oo markasta oo uu hadlo shacabka reer somaliland ku dhextuuri jiray ereyo xanafle una badan kuwo uu u kala fogaynayo

Halkan Hoose ka Daawo mr Obsiiye oo Duray maalinta 18may Murashaxa Xisbiga Kulmiyena Dusha u Saaray Eedihii ugu Cuslaa,

https://youtu.be/0RVzPrEH03k

COMMENTS
LINKS