Daawo War Deg Deg Ah Gudoomiyaha Degmada Darasalaam Ee Xisbiga Kulmiye Sacad Ahmed Yaasin Oo Iska Casilay Xilkii. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo War Deg Deg Ah Gudoomiyaha Degmada Darasalaam Ee Xisbiga Kulmiye Sacad Ahmed Yaasin Oo Iska Casilay Xilkii.
December 29, 2016 - Written by Wariye:

sacad ahmedHargeisa (WJN):waxa si rasmi ah u shaaciyay inuu xikii uu u hayay xisbiga kulmiye iskaga casilay gudoomiyaha degmada darasalaam Sacad Ahmed Yaasin sidoo kalena waxa mudooyinkii ugu dambeeyay xisbiga kulmiye ka dareerayay xubnihii ugu muhiimsanaa ee xilalka kala duwan ka hayay

 

Hargeisa Office

Wajaalenews.net

Wariye:Abdiqadir Habane

COMMENTS
LINKS