DAAWO ; SIR Culus; Xubin Katirsan Taageerayaasha Xisbiga kulmiye Oo Shaki Galiyay Ku Lug Lahaanshaha Xisbigooda Ee falalkii Dhaawacyada loogu Gaystay Masuuliyiinta Xisbiga Wadani Iyo Qirashada Weerarkii Maanta Ee Xafladii Maansoor. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO ; SIR Culus; Xubin Katirsan Taageerayaasha Xisbiga kulmiye Oo Shaki Galiyay Ku Lug Lahaanshaha Xisbigooda Ee falalkii Dhaawacyada loogu Gaystay Masuuliyiinta Xisbiga Wadani Iyo Qirashada Weerarkii Maanta Ee Xafladii Maansoor.
December 22, 2016 - Written by Editor:

“Ninka La Yidhaa Barkhad Wixii Dilay Tuugbay Ahaayeen, Habeen Walba Telefoonada Ayaa Lanaga Qaadaa,Yaryarku Magaalada Waxbay Ku Baadhaan, ninka Telefoonadiisa La Damcaaba Haduu Yidhaa Waa Kulmiye Edeb Daraan U Arkaa” ENG SAALAX.

“Waxaa Ayaandaro In Xisbi Dhan Oo Xisbi Qaran Ahi Uu Yidhaahdo Dhalinyraddii Waqooyiga Hargaysa Ayaa Kulmiye Kasoo Digo Roganaya Waa Been Cad Anaa Dhex Galay Waxka Jiraana Majirto”Eng Saalax

HARGAYSA(W,N) Xubintan Oo ku Hadlayay Afka Xisbi Xaakimka kulmiye oo lagu magacaabo Eng Saalax kana mida Gudiyada Sida toos ah ugu Ololeeya Murashaxa xisbigka kulmiye ayaa maanta mar uu warbaahinta lahadlayay ayaa bedka soo dhigay hadalo shaki culus galiyay tuhun laga qabay in ay xisbiga kulmiye soo abaabuleen weeraro kala duwan oo dhaawacyo   loogu gaystay laba masuul oo katirsan  xisbiga wadani iyo sidoo kale koox dhalinyaro ah oo manta hadhcad weerartay xaflad isla xisbiga wadani u qabanayeen taageerayaal kusoo biiray oo kasocotay huteelka maansoor. Iyagoo kooxahani isku dayeen in ay khalkhal galiyaan munaasibadan,

HALKAN KA DAAWO  FAAHFAAHINTA  XUBINTAN, IYO XOGAHA CULUS EE KU DUUGAN.

COMMENTS
LINKS