DAAWO; Madaxdhaqameed Beesha Madigaan Oo Madaxwayne Siilaanyo ka Codsaday In Uu ka Hawlgalo Soodayta Muwaadin Cabdilaahi Sh, Cabdiraxmaan Oo Xukuumadu Si .Sharci Daro ah Ugu Gacan Galisay Dalka Jabuuti,. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Madaxdhaqameed Beesha Madigaan Oo Madaxwayne Siilaanyo ka Codsaday In Uu ka Hawlgalo Soodayta Muwaadin Cabdilaahi Sh, Cabdiraxmaan Oo Xukuumadu Si .Sharci Daro ah Ugu Gacan Galisay Dalka Jabuuti,.
December 15, 2016 - Written by Editor:

Madax dhaqameedka Beesha Madigaan Oo Xukuumada Somaliland ka Codsaday in ay ka Hawlgasho Sidii Xoriyadiisa Loogu Soo Celin lahaa  Muwaadin Ku Xidhan Dalka Jabuuti  Xili Ay Dalka ku Sugan Yihiin Wafti ka Socda Jabuuti ,

GABILEY(W,N) Salaadiyiinta Waxgaradka Beesha Madigaan ee Degta Gobolka Gabiley ayaa fFariin dheer uUdiray Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Kaasi Oo ay ku Sheegeen In Muwaadin  Cabdilaahi Sheekh Cabdiraxmaan Oo 2014 Xukuumad Somaliland Si Sharci daro ah Ugu Gacan Galisay Dalka Aynu jaarka nahay Ee Jabuuti kaasi oo ay Shegeen In Aanay ka Warhayn Nolol iyo Geeri Waxa Uu ku Sugan Yahay,

geele and siilaanyo

Hadaba Odoyaasha ayaa madaxwaynayaasha Dalalka Somaliland iyo jabuutiba ka Codsaday in muwaadinkan xoriyadiisa loosoo celiyo.

COMMENTS
LINKS