DAAWO; Haween Waynaha Somaliland Oo Magaalada Hargeysa ku Qabtay Xaflad Balaadhan Lagu Soo Dhawaynayo Xuska Dhalashada Nebi Muxumed (NNKH) | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Haween Waynaha Somaliland Oo Magaalada Hargeysa ku Qabtay Xaflad Balaadhan Lagu Soo Dhawaynayo Xuska Dhalashada Nebi Muxumed (NNKH)
December 10, 2016 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Xafladan oo ay isugu yimaadeen qaar ka mid ah  haweenka Somaliland laguna  waynaynayo Dhalashadii  Nabi Muxamed NNKH Ayaa   lagu qabtay Hotel maansoor ee magaladda Hargeysa

Waxana munaasibada ka soo qaybgalay masuuliyin  kala duwan oo ka mida haween waynaha Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalkan oo dhamays tiran.

COMMENTS
LINKS